Axmed Madoobe & golihiisa Wasiirada oo shir xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Waxaa golahu uu dood ka yeeshay xaalada amaanka deegaanada Jubbaland iyadoo golaha amniga heer Dowlad Goboleed laga dalbaday inay soo gudbiyaan habraaca Cusub ee sugida nabadgalyada taas oo ay ku shaqaynayaan Hay’adaha … Continue reading Axmed Madoobe & golihiisa Wasiirada oo shir xasaasi ah ku yeeshay Kismaayo (Sawirro)